Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga isgoyska Ex-control Afgooye. Goob joogayaal ayaa sheegaya in gaari nooca raaxada ah oo wadada marayey uu qarxay, markii ay rasaas ku fureen ciidamada amaanka ee halkaas ku sugan. Gaarigan ayaa ku sii jeeday dhinaca xarunta ciidanka asluubta Soomaaliyeed ooi halkaas … Continue reading Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya